Qaramada Midoobey oo Dhiirigelisay Shir Doceedka Afisyooni. Sheeko:Amniga Qoraal goordhow kasoo baxay qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulankii Afisyooni uu ahaa mid golol dhig u ah shirweyne dhici doona, uuna ahaa mid ay yeesheen qeyb… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Wadahadaladii Beijing Iyo Washington Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday Khamiistii laso dhaafay Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa bilaabay wadahadalladii ugu horreeyay ee heer sare ah oo uu la yeesho saraakiisha taliska Shiinaha. Hase ahaate labada dhinac ayaa Camera-daha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga February Kadib, Farmaajo oo Markii 3-aad Furay Shir Hourdhac ah oo Aaney Joogin Puntland iyo Jubbaland Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta furay shirkii 3-aad ee uu ku sheegay ‘shir horudhac ah’ oo ay ka maqan yihiin madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland. Shirarkan horudhaca…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Talaalka Corona Virus Oo Gaaray Kismaayo Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland soo gaaray diyaarad sidda Talaalka xanuunka Covid-19 . Talaalkan oo laga qaaday magaalada Muqdisho laga qaaday ayaa la filaya in la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo iyo Wufuud Kale oo Gaartay Teendhada Afisyooni, Khilaaf Ajende! Wararka ka imaanaya teendhada Afisyooni ayaa sheegaya in goordhow ay halkaasi gaareen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble iyo madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland : Ajendaha Qayb Ahaan Sidan Oo Kale Ah Wuxuu u Horseedi Karaa Fashil Shirka. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Abdirahman Dhabanacad ayaa sheegay in markale ay suura gal tahay in uu fashilmo shirka Muqdisho ka furmaya . Dhabanacad ayaa qoraal uu…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM Oo La Wareegtay Ammaanka Shirka Doorashooyinka War ka soo baxay Taliska Ciidamada Midawga Nabad ilaalinta Africa ee AMISOM ayaa lagu sheegay in gebi ahaan Ammaanka goobta uu shirka ka dhacayo ay sugeyso AMISOM . Qoraalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Muqdisho Maanta Ka Furmaya Waxaa Saacadaha soo soccdo filaya in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Shirkan oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka , xubna…