Amnesty: Hadda Waxa Uu Ku Jira Gacanta Dowladda Waa In La Hubiyaa Dhammaan Xadgudubyada La Sheegay Inuu Ka Gaystay Gedo Sheeko:Amniga Hay’adda u doodda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in ay baaritaan ku sameyso Cabdirashiid Janan oo ay Hay’adda horay ugu eedeysay in uu gabood falo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dubbe oo Farriimaha Beesha Caalamka ku Tilmaamay Mid aan La Aqbali Kareyn Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in aysan sal iyo raad laheyn eedaha iyo Hanjabaadaha ka soo baxaya beesha caalamka . Saaxibada taagera Soomaaliya ayaa 48-saac ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga QM : Ma Taageeri doonno Hannaan Doorasho Oo Hal Dhinac ah Xafiiska QM ee Muqdisho ayaa Goordhaw war ka soo saarat wadahadalada Arrimaha Doorashooyinka dalka ee ka socda Afisiyooni. Qoraal ka soo baxay Xafiiska qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobey oo Ku Celisay In aaney Aqbaleyn Waqti Kordhin, Doorashooyin Hal Dhinac ama Isbarbar socda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa goordhow soo saaray qoraal uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in dhammaan madaxda Soomaalida ay joogaan Muqdisho, lana joogo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare” Guddoomiyihii hore Uradarda Bulshada Rayidka Diini Maxamed Diini oo Magaalada Muqdisho kaga qeybgalay Dood ku saabsan -ka qeyb galka Dhallinyarada ee doorashada dadban ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Dhadhaab iyo Kaakuma Waxaa Loo Xerayaa Kama Dambeys, Mana Jiro Wada Hadal Dambe! Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa goordhow waxaa ay sheegtay in si kama dambeys ah u xiri-doonto xeryada qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma. Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Fred Okengo Matiang’i ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Magaalada Cadaado Waxaan Ka Rabnaa In Aan Ka Heno Ciyaartooy Tayo Wanaagsan Oo matasha Galmudug” Kooxda Haraale oo ka mid ah kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa ku guulaystay horyaalka loo qabtay kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado,waxayna xidigaha Haraale ku qaadeen,iyagoo aan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ma lala Heshiiin Karaa Dambiile ay Booliisku iyo Cadaaladda Ku Raadjoogaan?! Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya inuu dowladda la heshiiyey Cabdirashiid Janan, oo ahaa wasiir ka tirsanaa Jubbaland balse buugaagta dowladda federaalka ka ahaa baxsad ay ku raadjoogaan booliiska iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirkii Amniga Jubbaland Oo Xilka Laga Qaaday Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan . Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga EU, Sweden iyo Norway: Ma Heli Doontaan Taageradeena Saacadihi la soo dhaafay waxaa isa soo tarayay Baaqyada ay dirayaan dowladaha Taageera Soomaaliya ee ku aadan Isfaham la’aanta ka taagan Doorashooyinka . Saaxibada Soomaaliya ayaa 24-ki saac ee la…