Ayeeyada Madaxweeyne Obama Oo Geeriyootay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Mama Sarah, oo aheyd ayeeyadii Madaxweeynihii hore ee Mareykanka Obaama ayaa geeriyootay sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Eheladeeda .
Sarah ayaa Saakay ku geeriyootay Isbitaalka Jaramogi Oginga Odinga ee magaalada Kisumu.
Mama Sarah Obama ayaa geeriyootay iyadoo 99 jir ah .
Ayeeyada Obama ayaa la sheegay in ay u dhimatay Xanuunka Macaanka oo muddooyinkii u dambeyay ay la xanuun saneysay .