Madasha Badbaado Qaran Oo Sheegtay In Aysan Aqbali Doonin Muddo Kordhin Baarlamaanku Uu Sameeyo Sheeko:Amniga Madasha Badbaado Qaran oo sheegtay in aaney gacmaha ka laaban doonin muddo kordhin lagu carqaladeynayo doorashada, waxayna ka hor yimaadeen is hor istaagga xildhibaanada. War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Turkiga Oo Soo Badbaadiyay Muhaajirin Ku Xayirnaa Xeebaha Izmir Ugu yaraan 71 Muhaajiriin ah laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta dalkasi . Ilaalada Xeebaha Turkiga ayaa waxay u direen kooxo si ay u soo badbaadiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ururka Dhakhaatiirta Oo Ku Baaqay In La Qaato Talaalka Corona Virus Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay qaadashada Talaalka Corona Virus oo dhawaan dalka soo gaaray. Dhaqaatirta ayaa sheegay in maadama Cudurka uu soo laba kacleeyay loo bahan yahay…