Golaha Amaanka: Madaxda Soomaalida Waa in Sida ugu Dhaqsiyaha Badan u Galaan Wada-Hadal Shuruud La,aan Ah Sheeko:Amniga Golaha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa Arbacadii waxa uu walwal ka muujiyay ismari waaga ka jira Soomaaliya ee ku aaddan qabasha la,aanta doorashada, sidaasi waxaa sheegay diblumaasiyiin ka tirsan. Arrintaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliye Odowaa oo Midowga Yurub Ka Dalbaday Taageerada Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka ciidanka xoogga , ka dib kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Madaxda Dowladda Federaalka ah ku eedeeyay Hagardaameynta Shirweynaha Doorashada Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa waxa ay eedeeyn culus ugu jeediyeen madaxda Dowladda Federaalka ah iyagoo shaaciyay inaysan dowladdu ogolayn in la qabto shirweynaha doorashada waxa…