Shirka Wadatashiga DF iyo Maamul Gobaleedyada Oo Talaadada Dib Loogu Balamay Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw soo gaba gaboobay Shirka arrimaha doorashooyinka oo maalintii labaad Teedha ku taalla Afisyooni uga soconayay madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan oo aan warbaahinta… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Turkiga Oo Barakacayaasha Syria Ugu Deeqay In Ka Badan Kun Guri Bisha Cas ee Turkiga (Kızılay) ayaa boqolaal guri ugu deeqday dadka reer Siiriya ee ka soo barakacay dagaalada ka socda gobalada qaar ee dalkaas kuwaas oo soo gaaray gobolka Idlib.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha Badbaado Qaran Oo DF ku Eedeysay In ay Dayacday Ciidamada Dalka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay ciidamada Xoogga Dalka. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Shirka Doorashooyinka Oo Maalintii Labaad Socda Waxaa maalintii labaad teedha ku taalla Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo ay madaxda Shanyta dowlad gobaleed…