Warbixin: Sicirka Hubka oo 100% Sare u Kac Sameeyey, Akhriso Noocyadiisa! Sheeko:Amniga Hubka dagaalka ayaa qiimo ahaan kor u kac sameeyey todobaadyadii lasoo dhaafay haba ugu darnaadeen madaafiicda oo 100% kacay, arrimahan ayaa kusoo aadaya xilli ay jirto hubanti la’aanta xagga waqtiga… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Janan-ka La Cafiyey, Waxaa Lagu Eedeeyey Dilal, Jir-dil iyo Inuu Dadka Sharci Darro Iska Xirto Dowladda Soomaaliya ayaa cafisay, isla markaana xirtay dacwadii loo heystay wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan. Ninkan dacwaddiisa la laabay waxaa ay dowladda iyo hey’adaha UNka u hesyteen inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Afisyooni Oo U Baaqday Sabab Aan La Garaneyn Shirka Afisyooni uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa u baaqday sababa aan la garaneyn , iyada aaney caddeyn waqtiga uu dib u furmayo . Warar ay GoobJoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Xirtay Dacwaddii Loo Heystay Cabdirashiid Janan Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa soo xiray gal dacwadedki loo heystay wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiir Janan. Xeer ilaaliyaha dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir…