Ururada Bulshada Rayidka Oo Walaac Ka Muujiyay Isamari-waaga Doorashada
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ururada Bulshada Rayidka ayaa war ka soo saaray ismari-waaga siyaasadeed ee ka jira dalka , gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.
Warsaxaafadeed ay soo saareen Ururada Bulshada Rayidka ayaa lagu loogu baaqay in madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka .
Qoraalka Isutaga Ururada Bulshada Rayidka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay ka soo horjeedan wax kasta oo carqaladeynayo Wadahadalada Labada Dhinac ee lagu xalinayo Doorashada .
Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Ururada Bulshada Rayidka