Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha? Sheeko:Amniga Maamulka madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay sida uu uga xun yahay faragelinta shisheeyaha ee arrimaha gudaha Soomaaliya. Qoraal loo diray golaha ammaanka ayaa lagu yiri” Xukuumadda… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa sheegtay in Isbitaalka martiini ee magaalada Muqdisho dib u bilaabi doono howlihii caadiga ahaa ee bulshada u haayay . Isbitaalka oo Sanad ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaarayo magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax qasaaro geeystay . Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xalane oo aan La Xaadirin Ilo ku dhow shirkii madaxda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ee la filayey in maanta dib la isugu laabto ee Afisyooni ayaa sheegaya in aaney muuqan rajo arrimahaas la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Djibouti: Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad Wararka ka imaanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in markii 5-aad uu madaxweynnimada dalkaasi ku guuleystay madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle. 215,000 muwaadin oo isku diiwaan geliyey doorashada ayey 98% codkooda siiyeen…