Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada
Sheeko:Arrimaha Amniga
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhamaaday ayaa berri oo Isniin ah kulan ku yeelanaya Xarunta golaha shacabka .
Mudanayaasha ayaa loogu baaqay in ay soo xaadiraan kulanka oo looga Hadlayo Mooshin ka dhan ah Doorashada oo horyaallo Baarlamaanka.
Xildhibaanada ayaa caawa loo diray fariin ku aaddan kulanka Berri iyadoo loogu baaqay in 9:00Am ay soo xaadiraan Hoolka.
Hoos Ka Akhriso Fariinta Xildhibaanada Loo Diray.
M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.
Agendaha
1. Ka doodista Mooshin ku sahabsan Doorashooyinka Qaranka
Saacadu waa 09:00 subaxnimo