Madasha Badbaado Qaran: Waxaan Qaadi Doonnaa Tallaabooyin Ka Dhan ah Muddo Kordhinta Sheeko:Dalka Hogaanka iyo xubnaha madasha Badbaado qaran ee Soomaaliyeed ayaa qabatay kulan looga doodayay muddo kordhinta sharaci darrada ah uu Golaha shacabka u sameeyay Madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhamaaday. Kulanka sidoo kale… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Rayidka Oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo Isutagga Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay tallaabadii uu qaaday Golaha Shacabka 12 April 2021 taas oo liddi ku ah hishiiskii 17 september 2020 ee labada gole ay isla…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Gaaray Kismaayo Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhaw ka ambabaxay Magaalada Muqdisho. Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Deni Oo Duulay Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa goor dhaw ka Amba baxay magaalada Muqdisho. Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni iyo Madoobe oo Muqdisho Ka Baxaya Waxaa magaalada Muqdisho goordhow ka dhoofi doona madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubballand Saciid Deni iyo Axmed Madoobe. Labada nin oo bil ka badan ku sugnaa Muqdisho ayaa la sheegayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa Waxaa weli isa soo taraya falcelinta ka dhanka ah muddo kordhinta ay golaha shacabka u sameeyeen madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Abuukaate Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsame oo Goobjoog News oo uga warramay sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga Waxaa hadda shir degdeg ah magaalada Muqdisho uga socdaa madasha badbaado qaran oo ay ku mideysan yihiin musharaxiinta, aqalka sare iyo madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan oo albaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka QM Oo Soomaaliya Ugu Hambalyeysay Curashada Bisha Ramadan Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyey Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadan . “Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan bahda Qaramada Midoobay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida Senator Bob Menendez oo madax ka aha guddiga xiriirka caalamiga ah ee aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa sheegay in muddo kordhinta ay sameeyeen golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya uu ka hor…