Axmed Madoobe Oo Gaaray Kismaayo
Sheeko:Arrimaha Amniga

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhaw ka ambabaxay Magaalada Muqdisho.
Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee arrimaha doorashooyinka .
Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdigiisa ayaa Gaaray magaalada Kismaayo