Muqdisho: Deni Oo Duulay
Sheeko:Arrimaha Amniga

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa goor dhaw ka Amba baxay magaalada Muqdisho.
Deni ayaa muddo magaalada ku sugna isaga oo ka qeyb galayay wadahadaladii Fashilmay ee arrimaha doorashooyinka .
Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigiisa ayaa dib ugu noqday magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.