Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey
Sheeko:Dalka
Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen.
Madaxweynihii hore ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo Golaha Shacabka cod aqlabiyad ku ansixiyey shalay oo taariikhdu ahayd 12.04.2021.
Goobjoog News