U bood dhigaalka

Wax Ka Baro Safiirka Cusub Ee Mareykanka U Soo Wado Soomaaliya?

Sheeko:Dalka
Waxaa lagu wadaa in todobaadkan lagu dhawaaqo safiirkii badali lahaa Donald Yamamoto oo hadda safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ah.
Sida ay CNN u sheegeen ilo muhiim ah, waxaa Muqdisho loo soo wadaa Larry Edward André Jr. oo dhashay 1961-dii, diblomaasiyaddana ku jiray 30-kii sano ee ugu dambeeysay.
Waxa uu ahaa safiirka Mareykanka ee Djibouti inta u dhaxeysay 2017 -2021. Waxaa kale uu horay Mareykanka u matalay Mauritania 2014 ilaa 2017.
Goobjoog News