Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay Sheeko:Amniga Barlamaanka Puntland ayaa sheegay In uu cod ugu qaaday Fadhi xiran oo uu maanta lahaa muddo kordhinta aqalka hoose ee barlamaanka Federaalka ee wakhtigiisu dhamaaday uu u sameeyay Golayaasha DFS.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan xerada Afisyooni ee Xalane isaga oo halkaasi kulamo ku leh. Farmaajo oo saaka ku kallahay xerada Xalane ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam madoobe ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Booliiska iyo Nabad Sugidda Jubbaland . Axmed Madoobe ayaaa Taliyaha Booliiska Guud ee Jubbaland u magacabay S/G…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada Warbixin ay kooxda xasaradaha kasoo saaree xaaladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhibaatada siyaasadeed ee muddada dheer ka jirtay Soomaaliya ay gashay waji cusub, oo qatar ah kadib markii kulan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga John oo Mar Kale Shiirkole Degay, Yaa Ka Dambeeyo Inuu Guurguuro? Dowladda Federaalka ayaa beenisay inay qorsheyneysay inay weerarto taliyihii hore ee booliiska gobolka Banaadir Saadaq John. Wasiirka Amniga Xasan Hundubey oo shir jaraa’id qabtay xalay saq dhexe ayaa sheegay jimcihii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirkoole : Jidadka Qaar Oo La Gooyay . Waxaa saakay la xiray dhamaan waddooyinka Muhiimka ah ee Soo gala xaafadda Shirkoole ee degmada Hodan halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo fara badan oo ka amar qaaya Gen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Guddoomiye Degmo Oo Duleedka Muqdisho Lagu Dilay . Allaah u naxariistee waxaa Xalay Duleedka magaalada Muqdisho lagu dilay gudoomiyihii degmada Xamar Jajab, Maxamed Cabdi Axmed Xayle . Guddoomiye Xeyle ayaa waxa lagu dilay Xaafadda Sara kuusta ee deegaanka…