Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Proff Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi.
Profeysarka ayaa ka mid ahaa aqoonyahannada Sooomaaliyeed wuxuunka ku xanuunsanayay mudooyinkii dambe Isbitaal ku yaaalla dalka Faransiiska.
Profeysarka ayaa ka mid ahaa Muasharixiinta u tartamayay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu sidoo kale ka mid ahaa Aas aasayaashii maamulka Jubbaland .
Prof Gandi ayaana mudda dheer qeyb ka ahaa howlaha dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soomaray .