Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku tagay Kinshasa, oo ah caasimadda Democratic Republic of Congo (DRC) ayaa dalbaday in la dhexgalo isaga iyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo muddo kordhinta labada sano ah ee uu iskiis ugu dhufsaday todobaadkii hore kala kulmay go’doomin dhanka reer galbeedka ah ayaa si uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya Ciidamo gaaraya ilaa 144 oo ka tirsan saraakiil ka tirsan booliiska Nigeria ayaa soo gaaray Soomaaliya waxaa sidaasi axaddii sheegay AMISOM. Ciidankan oo loogu tala galay ilaalinta xasiloonida ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Isusoo baxan oo si gaar ah uga dhacay Xaafadda Shirkoole oo fariisin u ah…