Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida Sheeko:Dalka Shir beesha Hawiye ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyey in beesha kasoo horjeedo muddo kordhinta Farmaajo iyada oo ku baaqday in lagu laabto oo dib loogu noqdo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay Madaxweynaha Chad Idiris Deby ayaa la sheegayaa in goordhow la dilay. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay inuu ku dhintay dagaal kadib saacado uu markii 6-aad doorashada ku shubtay. Marxuumka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka oo La Filayo Maanta inuu Diido Muddo Kordhinta Farmaajo Kadib diidmada Yurub iyo Mareykanka ee muddo kordhinta Farmaajo iyo rajo xumida uu kala kulmay Afrika, Farmaajo waxaa ay maanta dhegahiisu maqli doonaan diidno kale, markan waa golaha ammaanka. Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudomiye Ku-xigeenka Degmada Deyniile Oo Qarax Lagu Dilay Allaah Unaxariiste waxaa goordhaw Qarax miino oo lala eegtay u geeriyooday Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Deyniile Cabdi Mohamed Mohamud. Gudoomiye ku-xigeenka iyo ciidamadiisa ayaa lagula eegtay Qaraxa xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg Deg: Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Xaafadda Darusalam ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay Qarax xoogan. Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Robab Ka Da’ay Caasimadda Oo Xiray Waddoyin Muhiim Ah Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho iyo qeyb ka mid ah dalka ka da’ay Roobab xooggan kuwaas oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Roobabka oo Xalay xilli dambe si xooggan ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa! Madaxweynaha Democratic Republic of Congo ahna madaxa midowga Afrika Felix Tshisekedi oo kulan 2 saac ah isniintii Kinshasa kula qaatay madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaanan caddeyn mowqifkiisa ku…