Midowga Afrika Oo Baabi’yey Muddo Kordhinta Farmaajo, Amrayna In Lagu Noqdo September 17 Sheeko:Dalka Golaha nabadda iyo amniga Midowga Afrika oo goordhow qoraal kasoo saaray kulan ka dhacay Adis Ababa ayaa laalay muddo kordhinta loo sameeyey Farmaajo, soona jeediyey in lagu laabto heshiiskii… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Garoonka Aden Cadde: Hanti Ku Burburtay Isku dhaca NISA iyo Hey’adda Socdaalka Hanti dadweyne ayaa ku burburtay iska dhac goordhow dhex maray ciidamo ka tirsan hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA iyo hey’adda socdaal iyo jinsiyadaha. Wararka ayaa sheegaya in NISA ay gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dr. Buurane oo Lagu Dilay Muqdisho Dr. Xasan Cismaan Buurane ahaa dhakhtar caan ka Muqdisho ayaa goordhow lagu dilay xaafadda Al Baraka, ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dhakhtarka uu ku taqasusay cudurada maqaarka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Adis Ababa: Midowga Afrika oo Maanta Kulan Degdeg ah Ka Leh Doorashada Soomaaliya Golaha Amniga iyo nabadda midowga Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu shir degdeg ah ka yeesho arrimaha doorashada ee Soomaaliya. Kulankan oo ku yimid soo jeedinta golaha ammaanka ee qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo Kula aan rasmi aheyn oo golaha ammaanka ay ka yeesheen Soomaaliya talaadadii ayaa si aqlabiyad ah la isugu raacay diidmada muddo kordhinta uu ku dhufsaday Farmaajo. Golaha oo dood dheer…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Xaaladda Doorasho ee Dalka, Kuna Baaqday in Lagu Laabto Teendhada Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xaaladda doorasho ee dalka ka dib markii muddo kordhin loo sameeyay hey’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa yana puntland dalbatay in dib loogu noqdo…