U bood dhigaalka

Jaamacadaha Muqdisho oo Fasax Galay Sababo Dagaalka La Xiriira

Sheeko:Amniga

Waxaa saaka xiran dhammaan jaamacadaha Muqdisho iyada oo ardeyda loo diray farriimaha fasaxa xilli dambe oo xalay aheyd.

Jaamacaha qaar ayaa baajiyey imtixaanaad u socday halka intooda badan aaney sheegin xilliga dib loogu noqoyao waxbarashada.

Jaamacadaha waxaa ay sheegeen in ay ka shaqeynayaa bedqabka ardeyda iyo shaqaalaha ama si loo hubiyo isu socodka magaalada.

Halka Ka Akhriso Qoraallada Jaamacadaha: