Deni iyo Madoobe Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Maamulada dalka Ay ku diiden Mudda Kordhinta Dowladda Sheeko:War Dowlad gobaleedyada Jubbaland iyo Puntlabd ayaa soo dhaweyay go’aankii ay qateen Maamualada Hirshabeelle, Galmudug iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble . Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay Maamulada Puntland… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Jubalad Oo Soodhoweysay Warmurtiyeedka Ka Soo Baxay Maamullada Galmudug Iyo Hirshabelle Maamul goboleedka Jubaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay qaateen maamullada Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kordhinta uu baarlamaanka u sameeyay Madaxweynihii hore. haddaba halkan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Koonfur Galbeed Oo Diiday Mudda Kordhinta Golaha Shacabka. Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho. Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loogu noqdo wadahadal si doorasho loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga EU, UK, USA iyo Norway Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Maamulada Hirshabelle, Galmudig iyo Rooble Ku diiden Mudda Kordhinta Midawga Yurub, Mareykan, Ingiriiska iyo Norway ayaa soo dhaweyay go’aankii Maamaulada Galmudug , Hirshabelle iyo Ra’iisul wasaare Rooble ku diideen kordhinta. Dowladahan ayaa qoraallo ay soo dhigeen Bartooda Twitter-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoonka Aqalka Sare oo Soo Dhoweeyey Go’aanka ay Galmudug iyo Hirshabeelle Ku diideen Muddo Kordhinta Farmaajo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedka ay soo saareen Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle ay ku diideen muddo kororsigii sharci darada ahaa Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo La Sugayo inuu Ka Hadlo Muddo Kordhin ay uga Baxeen Galmudug iyo Hirshabeelle Madaxweynaha Waqtigiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay in caawa uu warbixin ka soo saari doono xaaladda dalka iyo qalalaasaha ka jira Caasimadda. Sida lagu baahiyay Baraha Internetka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble : Waxaan diyaar u ahay in aan dalka ka hirgaliyo doorashadii lagu heshiiyay 17-kii September 2020. Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa shegay in uu aad uga xun yahay qalalaasaha ka socda Caasimadda. Rooble ayaa sheegay in aan loo baahneyn xilligan in dagaal dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug iyo Hirshabeelle oo Diiday Muddo Kororsiga Farmaajo Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo war saxaafadeed soo saaray goordhow ayaa ka hor yimid muddo kordhinta Farmaajo iyaga oo ku baaqay in dib loogu noqdo September 17 Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xaafado Ka Mid Ah Muqdisho Oo Laga Qaxayo Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmooyiinka Hodan, Hawl-wadaag , Warta Nabadda iyo Boondheere ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib Cabsi amni oo soo wajahday . Shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ururada Saxaafadda Oo Canbareyay Weerarkii Lagu Qaaday Warbaahinta Mustaqbal Ururada Saxaafadda ayaa canbareyay weerarkii ciidamada dowladda ay ku qaadeen Xarunta warbaahinta Mustaqbal . Warar ka soo baxay Ururada FESOJ iyo SJS ayaa lagu sheegay in wax laga xumaadoa ay…