U bood dhigaalka

EU, UK, USA iyo Norway Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Maamulada Hirshabelle, Galmudig iyo Rooble Ku diiden Mudda Kordhinta

Midawga Yurub, Mareykan, Ingiriiska iyo Norway ayaa  soo dhaweyay go’aankii Maamaulada Galmudug , Hirshabelle iyo Ra’iisul wasaare Rooble ku diideen kordhinta.

 

Dowladahan ayaa qoraallo ay soo dhigeen Bartooda Twitter-ka waxa ay sheegen in ay soo dhaweynayaan go’aanada ay qaateen Maamulada Galmudug ,Hirshabelle iyo Ra’iisul wasaare Rooble, iyagoo sidoo kale sheegay in Ay arintan xal u noqoneyso khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Qorralada Dowladaha.