Gantaallada Iran Oo Walwal Ku Abuuray Mareykanka Iyo israaiil Sheeko:Dalka Aqalka cad ayaa sheegay in kulan dhexmaray ma’uuliyiin ka kala tirsan Mareykanka iyo Isaaiil ay walwal weyn ka muujiyeen horumarka ay iran ka sameyneyso barnaamijkeeda Nukliyeerka, mas’uuliyiinta ayaa isku raacay… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Sidee Madaxda Uga Falceliyeen Go’aankii Rooble iyo Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle Kadib go’aanka ay maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Rooble ka qaateen muddo kordhinta waxaa aad usoo dhoweeyey madax ka tirsan maamul goboleedyada iyo mas’uuliyiin hore oo federaalka ah. Dowlada Jubaland…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Taagan Sababihii uu Uga Cararay Dhuusamareeb 4 iyo Teendhada Afisyooni Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u muuqdo inuu u hoggaansamay cadaadiska ka dhashay dagaalka ka dhanka ahaa muddo kordhinta isaga oo sheegay inuu ka laabanayo muddo kordhinta,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble: Dadkii Baracakay Guryahooda Haku soo Laabtaan Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa ugu baaqay dadkii ku barakacay dagaalladii Muqdisho iney kusoo noqdaan guryahooda. Qoraal uu goordhow soo dhigay bartiisa Facboogga ayaa lagu yiri “Waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Taliska guud ee Ciidamada asluubka Soomaaliyeed. Illa iyo hadda inta la xaqiijiyay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mahad Salaad: Ismoogaysiis iyo ila Meerayso ayay ahayd Khudbadii Farmaajo Ismoogaysiis iyo ila meerayso ayay ahayd khudbadii Farmaajo xalay jeediyay. Kumana soo hadalqaadin dhibaatada ka taagan magaalada Muqdisho iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo midka amni uu dalka geliyay. Tusaale: 1. Sooma hadalqaadin…