Rooble Oo Shirka Doorashada Ee DF Iyo D. Goboleedyada Muddeeyey 20-ka May Sheeko:Dalka Ra’iisulwaasaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Raabole ayaa maanta caasumaad u diray Madaxda Maamulgoboleedyada iyo gobolka banaadir isaga oo ku ballamiyey shirka wadatashiga doorashooyinka qaranka oo lagu dhameytirayo heshiiskii 17… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirarka Ergeyga Qatar Uu Muqdisho Kula Yeeshay Madaxda Federaalka Ah? Ergeyga gaarka ah ee Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kulamo la yeeshay Madaxda dowladda Federaalka. Dr. Mudhlaq ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Falcelinta Mucaaradka Ee Hadalki Rooble Ra’iisul wasaaraha xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa sheegay in xukuumadiisa ay la wareegtay Hirgelinta doorashada, Amniga doorashada iyo Amniga guud ee dalka . Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Mucaaradka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Qatar ka Damacsantahay Doorashada Soomaaliya? Dowladda Qatar ayaa ergay gaar ah usoo dirtay Soomaaliya, ergeyga oo la kulmi-doono saamileyda siyaasadda ayaa lagu sheegay tillaabo ay Doxa ku dooneyso iney saameyn ku yeelato doorashada 2021-ka. Dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Hadalkii Rooble Midawga musharixiinta ayaa sii dhaweyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha dalka , ee uu Talada doorashada iyo hirgelinteeda kula wareegay . Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midawga Musharixiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In Si Deg-deg Ah Loo Bilaabo Wadahadalada Doorashada Xoghayaha guud ee Qaramada Midobaya Antonio Guterres ayaa soo dhaweyay Go’aankii xukuumadda loogu warejiyay Hirgelinta doorashada iyo heshiiskii 17 September . Qoraal ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Xoghayaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Fanaan Cabdi Qaboojiye Oo Geeriyooday Allaah U naxariisto waxaa goordhaw Magaaladda Oslo Ee Caasimadda dalka Norwey ku geeriyooday Fanaan Cabdi Jamac Qaboojiye. Fanaanka ayaa waxa uu ka mid ahaa Fanaaniinta sida aadka ah looga yaqaano…