Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Hadalkii Rooble
Sheeko:Arrimaha Amniga
Midawga musharixiinta ayaa sii dhaweyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha dalka , ee uu Talada doorashada iyo hirgelinteeda kula wareegay .
Warsaxaafadeed ka soo baxay xubnaha midawga Musharixiinta ayaa lagu sheegay in ka noqoshada Mudda kordhinta iyo Hadalkii ka soo yeeray Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble
Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Midawga Musharixiinta