Xukuumadda Oo Guddi U Magacawday Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka socda Xukuumadda iyo Xubnaha Mucaaradka u saartay khalalaasihii iyo shaqaaqooyinkii ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka Muqdisho ku dhex maray . Rooble… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah-faahino ka Soo Baxayo Weerar Ka Dhacay Gobalka Jubbada Hoose Wararka naga soo gaarayo deega hoostaga Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen kolanyo ciidan oo ka tirsan kuwa AMISOM . Ciidamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Ka Soo baxay Kulamada Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Ergayga Qatar Ergayga dowladda Qatar u soo magacawday Soomaaliya Dr Mutlaq Al-Qaxtani, ayaa kulama la qaatay xubna ka tirsan madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Dr Mutlaq ayaa la kulmay madaxweeynaha dowlad gobaleedka…