Amiir Tamiim oo soo dhoweeyey soo noqoshada xiriirka Diblomaasiyadda ee Soomaaliya iyo Kenya Sheeko:Arrimaha Amniga Amiirka Qatar ayaa soo dhoweeyey soo noqoshada xiriirka diblomaasiyadda ee Soomaaliya iyo Kenya isaga oo ku ammaanay Farmaajo iyo Uhuru go’aanka xikmadda ku saleysan oo geesinnimada leh. Amiir Tamiim waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada oo Baxay Furimaha iyo Jidadkii oo La Furay Waxaa goordhow la qaaday ciidankii badbaado qaran ee ku sugnaa qeybo ka mid ah bariga iyo Koonfurta Muqdisho. Ciidamada oo joogay Mirinaayo ee bariga ah iyo degmada Howlwadaag ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Kenya oo Soo Celiyey Xiriirka Diblomaasiyadda Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay xiriirka diblomaansiyadeed ee kala dhaxeyaya dowladda Kenya . Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaalada oo shir jaraa’id warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga G7 oo Ku Hanjabay Iney Badali-doonaan Sida ay ula Dhaqmaan Soomaaliya Dalalka la isku dhaho G7 oo shir yeeshay ayaan ka hadlay xaaladaha dalal badan oo ay Soomaaliya ku jirto. Dalalkan Canada, France, Germany, Italy, Japan, the UK iyo Mareykanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Wakiil Ka Socda Qaramada Midoobay La Kulmay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa xarunta madatooyada Puntland kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Puntland . Kulanka Deni iyo Guy Griffin Madaxda xafiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Midowga Musharaxiinta Waxay Isku Raaceen Taageerada Ra’isul Wasaare Rooble Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay dadaallada uu wado ra’isul wasaare Maxamed Rooble isaga oo sheegay intaasi ay timid dhibaato kadib, rajana ay jirto, loona baahan yahay…