Taliyihii Saldhigga Waaberi Oo Ku Geeriyooday Qarax ka Dhacay Saldhigiisa Sheeko:Amniga Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw ku qarxay Afaafka hore ee saldhiga degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho. Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha ka agdhaw saldhigga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Waalidiin Caruurtooda Eritrea Ku La’ 2 Sano Ah oo Dowladda Todobaad siiyey Qaar ka mid ah waalidiinta Caruurtooda Tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa sheegay in ay mudda bilooyin ah aysan helin xogta Caruurtooda . Waalidiintaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Loolanka Qatar iyo Imaaraadka, Ma Sababi Karaa in Soomaaliya Lasoo Noqoto Kiiska Badda? Tan iyo markii ay Qatar ku guuleysatay Arbacadii soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya, waxaa soo baxay shaki badan oo laga qabo in is-afgaradka labada dhinac uu qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Ergayga Africa Midaga musharixiinta ayaa soo dhaweyay Ergayga cusub ee midawga Africa u soo magacaabay Soomaaliya, , John Dramani Mahama. Mahama oo Soomaaliya loo soo dirayo si uu uga shaqeeyo khilaafadka Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Qabtay Dooni Sidday Hub Sharci Darro Ah Ciidamada Badda Mareykanka ayaa sheegay in ay qabteen dooni sidday Hub sharci darro ah , taas oo dhex maquuraneysay biyaha badda Carabiya . Maraakiibta dagaalka maraeykanka ee USS Monterey (CG…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 7 Qof Oo Ku Dhimatay Derbi Ku Soo Dumay Wararka naga soo gaarayo deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in derbi uu ku soo dumay qoys barakacayaal ah oo halkaas deganaa . Inta la xaqiijiyay 7 oo…