Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Ergayga Africa
Sheeko:Arrimaha Amniga
Midaga musharixiinta ayaa soo dhaweyay Ergayga cusub ee midawga Africa u soo magacaabay Soomaaliya, , John Dramani Mahama.
Mahama oo Soomaaliya loo soo dirayo si uu uga shaqeeyo khilaafadka Arrimaha doorashooyinka ayey sheegen midawga Musharixiinta in ay soo dhaweynayaan rajano ka qabaan in uu qeyb ka qaato xal u helidda Soomaaliya .
Dhanka kale golaha midawga Musharixiinta ayaa sheegay in ay walaac ka qabaan la taliyaha Ergayga Babatunde Taiwo oo hadda madaxda ka ah xafiiska howl-galada Siyaasadda ee AU-da Soomaaliya .
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Midawga Musharixiinta