Dowladda Oo Ka Hadashay Keenista Qaadka Miirooga Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warar sheegaya in dalka la keenayo Qaadka dalka Kenya ee Miirooga loo yaqaano . Qoraal ka soo baxay Hay’aadda duulista Rayidka ayaa lagu sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa looga Hadlay kulanka Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh Madaxweynayaashi hore ee dalka Sheikh shariif Sheikh Axmed iyo Xasana sheikh Maxamuud ayaa kulan xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho . Labada Madaxweeyne ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Saldhigga Waaberi Oo Kordhay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geeystay oo xalay lala bar tilmaameedsaday saldhigga degmada Waaberi ee gobalka Banaadir . Taliska ciidadama Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in inta…