Maxaa looga Hadlay kulanka Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh
Sheeko:Arrimaha Amniga
Madaxweynayaashi hore ee dalka Sheikh shariif Sheikh Axmed iyo Xasana sheikh Maxamuud ayaa kulan xalay ku yeeshay magaalada Muqdisho .
Labada Madaxweeyne ayaa ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeyay ee dalka , kadib ka bixitaankii ciidamada badbaado Qaran ee Muqdisho .
Waxaa sidoo kale looga hadlay intii u socday kulanka sidii loo sii amba qaadi lahaa heshiiskii dhawaan ay wada galeen Mucaaradka iyo xukuumadda iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen wada hadalada arrimaha doorashooyiinka ee lagu balan san yahay 20 bishaan
Kulanka ayaa sidoo kale Madaxweeynayaasha waxaa ku wehlinayay Senataro ka tirsan golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS .
Sawirada Kulanka