Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Berri La Dhameeystirayo Bisha Ramadan Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aan dhulka Soomaaliya aanan laga arkin curashada Bisha shawaal. Xukuumadda ayaa sheegtay in berro oo Arbaca ah la dhameystirayo bisha ramadan, khamiistana ay tahay maalinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sacuudiga Oo Sheegay In aan Dhulkooda laga Arkin Bisha Shawaal Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in aanan dhulkeeda laga arkin curashada bisha Soon-fur . Sacuudiga ayaana ugu baaqay umadda Muslimiinta in berri la dhameystiro 30-ka ramadaan . Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya Oo Joojisay Dulimaadyadii Kaga Imaan Jiray Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in dhamaan ay hakisay duulimaadyadii kaga imaan jiray Soomaaliya, xilli xukuumadda Muqdisho ay iyana adkeysay xayiiradda qaadka Kenya . War-saxaafadeed kasoo baxay waaxda duulista hawada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qudus: Khasaaro Ka Dhashay Gabood Fallada Isreal ee Masjidka Al-Aqsa Ugu yaraan 20 qof oo ay ku jiraan sagaal carruur ah – ayaa lagu dilay duqeymo xagga cirka ah oo ciidamada Yahuudda ay ku qaadeen Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa halka…