Sacuudiga Oo Sheegay In aan Dhulkooda laga Arkin Bisha Shawaal
				Sheeko:Arrimaha Amniga			
			
		Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in aanan dhulkeeda laga arkin curashada bisha Soon-fur .
Sacuudiga ayaana ugu baaqay umadda Muslimiinta in berri la dhameystiro 30-ka ramadaan .
Qoraal ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in maalinta Koowaad ee Ciidda ay tahay maalinta Khamiista ah .
