Maamulka Hirshabeelle Oo Markale Eed u jeediyay Wasiirka Maaliyadda
Sheeko:Arrimaha Amniga
Guddiga Fatahaadaha hirshabeelle ayaa wasaaradda Maaliyadda markale ku eedeyay in ay ka dambeysay xayiraadda lacagaha loogu tala galay ka hortagga Fatahaadaha .
War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in Wasiirka maaliyadda eeddii ay u jeeydiyeen in uu san ka soo garbixin balse uu soo saaray Jawaab u muuqatay isdifaacid sida ay hadalka u dhigeen .
Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda ay dhankiisa ka xayiran tahay lacagaha ka hor tagga fatahaadaha Hirshabeelle .
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Guddiga