Puntland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Diiwaangelinta Wariyayaasha
Sheeko:Arrimaha Amniga
Wasaaradda Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisey guddi sare oo ka shaqeynaya diiwaan gelinta iyo aqoonsiga wariyayaasha ku sugan deegaanada dowlad gobaleedka Puntland.
Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa isugu jira xubna ka socda dowladda iyo Bulshada Rayidka oo ay ku jiraan saxaafadda waxaa ayna ka shaqaynayaan aqoonsiga weriyaasha iyo howlahooda kale.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga