Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray, Akhriso Jadwalka Imaanshaha Madaxda Kale Sheeko:Amniga Waxaa goordhaw magaalada muqdisho soo gaaray madaxweeynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor . Qoor Qoor ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga 15 Ku Dhimatay Dagaalka Buundada Galbeedka Baladweyn, Jowharna 7 ay Saraakiil Ku Jiraan Maamul Hirshabelle oo la tacaalaya daadad, dhibaato ka dhalatay isu socod la’aanta iyo arrimo kale ayaa waxaa maalmihii tagay hareeyey dagaallo ku baahay maamulka oo keenay dhimasho, dhaawac iyo in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal ku dhex maray ciidama ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Hirshabeelle iyo ciidamada macwisleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay War ay Faafisay Kenya Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warar ay baahiyeen wargeysyada dalka Kenya kuwaas oo lagu shegay in ay Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in si isku mid ah u qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda dowlad Gobaleedyada Oo Muqdisho Ku Soo Wajahan Maanta Madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho, oo ay beri kaga qeyb galayaan shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Dhamaan madaxda shanta dowlad gobaleed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Galkacayo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo xalay ka dhacay magaalada Galkacayo ee xarunta gobalka Mudug gaar ahaan dhina Galmudug. Qaraxan inta badan jugtiisa xaafadaha magaalada…