John Mahama, Ergeyga Dhexdhexaadinta oo Iska Diiday Soomaaliya Sheeko:Amniga Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Mahama ayaa iska diiday xilkii dhawaan midawga Afrika ugu soo magacabay Soomaaliya. Mahama ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyaha midawga Afrika Musa Faki Mohamed xilka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirkii Doorashada Oo Dib Ugu Dhacay Todobaadka Soo Socda Shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday in uu maanta oo khamiis ah ka furmo Muqdisho, ayaa u dhacay sabtida kadib markii aanay wada imaanin madaxda maamul gobaleedyada . Illa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku xigeenkii Puntland oo Geeriyoodey Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa waxaa uu xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Cali Shire oo waxaa uu horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka Puntland wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Lafta-gareen Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Lafta-gareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyoon ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada. Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.…