Lafta-gareen Oo Muqdisho Soo Gaaray
Sheeko:Arrimaha Amniga
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Lafta-gareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyoon ka tirsan dowladda dhexe.
Madaxweynaha ayaa magaalada Muqdisho kaga Qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka.