Qodobo Ajendaha Ah Oo Si Horu-dhac Ah Loogu Heshiiyay Sheeko:Amniga Illa iyo Afar qodob oo Ajendaha Shiraka Afisyooni ayaa la sheegaya in si horu dhac ah is afgarad uga gaareen madaxda dowladda federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka GoobJoog News ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Ku Adkeysanaya Kaqeybgalka iyo Guddoominta Shirka Afisyooni, Akhriso Cidda Ka Diiday! Shirka doorashada ee u dhaxeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa lagu wadaa inuu si horudhac ah maanta furmo, iyada oo ay Muqdisho wada joogaan dhammaan maamul goboleedyada. Ra’ísul…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : 7 Qodob Oo Noqon Doona Ajendaha Shirka Doorashada Sida ay xukuumadda Soomaaliya ku dhawaaqday waxaa maanta furmaya shirka doorashooyinka dalka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan ayaa looga hadlaya Ajendayaal dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maanta Furmaya Waxaa saaka oo sabti ah furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowald gobaleedyada dalka . Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibrahim Moalimu ayaa shaaciyay in goordhaw lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guudlaawe Oo Soo Gaaray Muqdisho Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaamiyo madaxweynaha dowal gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen . Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe…