Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Rajo Ka Muujiyey Shirka, Kuna Baaqay in La Taageero Sheeko:Amniga Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhaweyay shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada uga socda Afisyooni. Xasan sheikh ayaa rajo ka muujiyay shirka isagoo sheegay in… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsade La Weysana Oo Meydkiisa La Helay Meydka Ganacsade Soomaaliyeed oo in mudo ah la waysana ayaa laga helay tuulo banaanka ka ah Magaalada Nairobi. Ganacsadahaan oo lagu magacaabo Bashiir Maxamuud Gaboobe ayaa maydkiisa laga helay meel…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Bilaabmaya Waxaa maanta deeganada Somaliland ka bilabmaya Olalaha doorashada, xisbiyada siyaasadee Ee Somaliland, iyadoo guddiga doorashada Somaliland ay shaaciyeen Jadwalka ololaha . Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay maaanta oo Axad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Afisyooni Oo Maalintiisi Labaad Galay Waxaa maalintiisi labaad furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo shalay magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirka oo uu shir guddoominayo…