Inkabadan 26,000 Arday Ah Oo U Fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe Sheeko:Amniga Waxaa maanta si rasmi ah gobalka Banaadir uga furmay Imtixaanka dugsiga dhexe oo uu qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya . In kabadan 26,000 Arday ah ayaa sanadkaan u fariistay Imtixaanka oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudoomiye Xaashi Oo Kulan Deg-deg Ah La leh Ra’iisul Wasaare Rooble Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda shir mid ka mid ah Hotelada magaalada Muqdisho kula jira , Guddoomiyaha Aqalka Saren Cabdi Xaashi. Shirkan ayaa looga hadlaya sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Dadweynaha oo u Codeeyey Hal Deegaan Doorasho Dadka waxaa ay qabaan in doorashada dalka ka dhaceysa Soomaaliya gaar ahaan tan Jubbaland lagu kobo hal deegaan doorasho. Codbixin dhanka Twitterka ah oo ay qabatay Goobjoog News waxaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galgaduud: Khasaaro Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Balanbale Wararka naga soo gaarayo degmada balanbale ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in xalay xilli dambe kooxa hubeysan ay weerar ku qaadeen dad shacab ah oo deegaanka ku sugna . Wariyayaasha Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulaankii Qoor Qoor, Deni, Lafta-gareen iyo Abdirahman Abdishakur Kulan aan la shaacin ayaa xalay mid ka mid ah Hotelada magaalada muqdisho ku dhex maray madaxweeynahayaasha Galmudug, Puntland , Koonfur galbeed iyo siyaasi Abdirahman Abdishakur, Illa xog ogaal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Xayiraado Ku Soo Rogaya Ethiopia Dowladda Mareykanka ayaa xayiraado ku aaddan xadidda Fiisooyinka ku soo rogaya Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray iyo dhibaatoobinka welli gobalkaasi laga soo warinayo . Kumanaan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Laascaanood: Weerar Lagu Qaaday Xarumaha Xisbiyada Somaliland Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa sheegaya in xalay rag hubeysan oo aan heyd tooda la aqoon ay weerar ku qaadeen xarumaha magaaladaasi ay ku leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Oo Maalintiisi Seddaxaad Galay Waxaa maalintiisi seddaxaad furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo shalay magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirka oo uu shir guddoominayo…