Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maalintii Seddaxaad Galay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Waxaa maalintii seddaxaad galay olalaha doorashooyinka Somaliland, xilli deeganada maamulkaasi la filayo in dadweynaha maalmaha soo socda ay u dareeraan goobaha cod bixinta .
Olalaha ay sameynayaan xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland ayaa si aad ah uga soconaya deeganada maamulkaas .
Bilawgii todobaadkaan ayeey aheyd markii ay si rasmi ah u bilabmeen Olalaha doorashada, iyadoo xisbiyada KULMIYE iyo UCID ay labadi maalin ee la soo dhaafay ay sameyeen Olalahooda .
Maanta aya a lagu wada in mas’uuliyiinta xisbiga WADANI ay sameyan olalahooda, iyagoo taagerayaashooda kula hadli doona fagaarayaasha waaweyn ee deeganada Somaliland .