Akhriso: Nuxurka Heshiiska Doorashada ee Khamiista Lagu Saxiixayo Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa Khamiista berri ah lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal socday muddo todobaad ah. Shirkan oo marka laga reebo ra’isul wasaararaha, madaxda maamul goboleedyada… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Majaajileystaha Caanka ah Ee Sooraan Oo Geeriyooday Allaah u naxariisto Waxaa magaalada Burco goordhaw ku geeriyooday Jilaagii caanka ahaa ee ruwaayadaha Abwaan Sooraan Ismaciil Sugulle, oo muddooyinkii dambe xanuunka covid-19 la jiifay mid ka mid ah isbitaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiiska Kahor, Kuraasta Somaliland waa Rajada Keliya ee Farmaajo Guddoomiyaha golaha siyaasiyiinta Somaliland ahna guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo madasha Badbaado qaran Cabdi Xaashi ayaa ka xanaaqsan sida ra’iusl wasaare Maxamed Rooble iyo maamul goboleedyada u gacan bidxeeyeen iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Go’aan Dowladda Soomaaliya Ay Qaadatay Ergayga xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin go’aanka dowladda Soomaaliya ku diiday ergaygii midawga Afrika dhawaan u soo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Maalinti Shanaad Muqdisho Ka Socda Waxaa maalintiisi Shanaad socda shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Shirka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha…