Dowladda federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo ka Heshiyey Somaliland, Gedo iyo Guddiyada Doorashada Sheeko:Amniga Waxaa goor dhaw magaalada muqdisho lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho muddo todobaad ah uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Madaxda ayaa soo saaray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Tagay Xafladda Afisyooni isaga oo aan Qanacsaneyn Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa maanta tagay xafladda Afisyooni ee lagu saxiixayo heshiiska doorashada isaga oo ku qanacsaneyn waxa socda. Inuu yimaado guddoomiye Xaashi waxaa kasoo shaqeeyey oo gurigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Afisyooni: Shirki Oo La Soo Xirayo Iyo Madax Lagu Casuumay Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeynaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muddo todobaad ah madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada uga socday Afisyooni. Shirka oo maanta…