U bood dhigaalka

Mareykanka Oo Ka Digay Wadashaqeyn La’aan Ka Dhalata Heshiiskii Doorashada

Dowladda mareykanka ayaa soo dhaweysay heshiiskii doorashada ee ay dowladda federaalka iyo maamul gobaleedyada saxiixeen 27 May, iyadoo ku baaqday in ay u dhacdo doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha si hufan .

Dhinaca kale mareykanku waxeey amaanen dadaalada ra’iisul wasaare Rooble , iyadoo hogaamiyayaasha soomaalida ugu baaqday in ay sii joogteyan wada shaqeynta iyo isutanaasulka .

Ugu dambeyn mareykanka ayaa sheegay in uu mar walba diyaar u yahay in uu sii wado taageerada uu siiyo Soomaaliya.

Goobjoog News