Rooble oo Bilaabay Fulinta Heshiiska, Magacaabana Ergo Soo Saarta Guddigii Muranka Dhaliyey Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka . Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Banaanbax Mareykanka Looga Soo Horjeedo Oo Ka Socda Caasimadda iyo Magaalooyin Kale Waxaa magaalooyinka Dhagaxbuur iyo iyo Addis Ababa ka socda bananbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo mareykanka iyo rer galbeedka. Banaanbaxyadan oo ay dhigayaan dadweynaha ku nool deegana hoostaga DDS iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Doorashooyinka Somaliland Oo Berri Bilaabanaya Waxaa deeganada Somaliland 24 saac kadib ka bilaabmaya doorashooyinka golaha wakiilada Somaliland oo mudda dheer kadib ka dhacaya deeganada maamulkaas. In ka badan hal milyan oo qof ayaa lagu wadaa…