Rooble oo Bilaabay Fulinta Heshiiska, Magacaabana Ergo Soo Saarta Guddigii Muranka Dhaliyey
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka .
Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay ee doorashada .
Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu shegay in magacaabista guddigan ay timid kadib heshiiskii muqdisho 27 bishaan ku kala saxiixdeen madaxda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka .
Goobjoog