Rooble Oo Wasaaradaha Amray In Aan Isbadal La Sameyn Xilliga Kala Guurka
Sheeko:Arrimaha Amniga
Ra’iisul wasaare Rooble oo qoraal soo saaray goordhaw ayaa faray golahiisa wasiirada in aanay soo saari karin go’aanno cusub oo aan fasax looga heysan xafiiskiisa .
Rooble ayaa go’aankaan gaaray kadib markii uu tixgeliyay marxaladda kala guur ah ee dalka uu ku jiro iyo heshiisyadii dhacay .
Arrintaan ayaa ku soo beegmeyso xilli la sheegayay in wasaaradaha qaar magacaabis iyo isku shaandheyn ka bilaabeen wasaaradaha qaar .
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ka soo baxay