U bood dhigaalka

Axmed Madoobe Oo Soo Magacaabay Guddiyadiisa Doorashada

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo magacabay guddiyadiisa doorashada heer federaal, heer dowlad gobaleed iyo guddiga xalinta khilaafaadka.

 

Axmed Madoobe ayaa wareegtada magacaabista guddiyada u diray ra’iisul wasaare rooble .